Trump oo ka carooday cod mar kale si qarsoodi looga duubay oo la baahiyey

Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah oo ay ka duubtay Trump. Cajalkan oo cod ahaa oo laga sii daayay taleefishinka NBC ayaa laga maqlay cod u eg kan Trump oo haweenaydan Omarosa Manigault uu kula hadlayo, kuna leeyahay “Qofna iima sheegin arrintan”, isaga oo ula jeeda in … Continue reading Trump oo ka carooday cod mar kale si qarsoodi looga duubay oo la baahiyey